"Farxadi Kaameey Horeyn"
— cantata da Dayax Dalnuurshe
"Farxadi Kaameey Horeyn" hè una canzone interpretata in somalianu publicata in 29 sittembre 2021 nantu à u canali ufficiale di l'etichetta discografica - "Dayax Dalnuurshe". Scuprite infurmazione esclusiva nantu à "Farxadi Kaameey Horeyn". Truvate a canzone di Farxadi Kaameey Horeyn, traduzioni è fatti di canzone. Earnings è Net Worth sò accumulati da sponsorizzazioni è altre fonti secondu un pezzu di infurmazione truvata in Internet. Quante volte a canzone "Farxadi Kaameey Horeyn" hè apparsu in i charts musicali compilati? "Farxadi Kaameey Horeyn" hè un video musicale ben cunnisciutu chì hà pigliatu piazzamenti in i top charts populari, cum'è u Top 100 Somalia Songs, Top 40 somalianu Songs, è più.
|
Download New Songs
Listen & stream |
|

"Farxadi Kaameey Horeyn" I Fatti
"Farxadi Kaameey Horeyn" hà righjuntu 5M viste totali è 54.2K Mi piace in YouTube.
A canzone hè stata sottumessa u 29/09/2021 è hà passatu 185 settimane in i charts.
U nome originale di u video musicale hè "DAYAX DALNUURSHE FARXADI KAAMEEY HOREYN OFFICIAL MUSIC VIDEO".
"Farxadi Kaameey Horeyn" hè statu publicatu in Youtube à 28/09/2021 21:31:07.
"Farxadi Kaameey Horeyn" Lirica, cumpusitori, casa discografica
Erayada Ahmed xaraf
laxanka khaalid kaamil
music mustafa karaama
camera & editing Y3A films
Directed by: Farhiathebosslady & Ahmed Ashiika
Aniga hiilkeygiyeey
Hortaa ma aheyn qof jira
Hortaa ma aqoon jaceyl
Hortaa nolol maan laheyn
Hortaa la ima haybin jirin
Horta la ima dooni jirin
Hortaa haybad maan laheyn
Hedayduun baa igu jirtee
Hortaa hebal maan aheyn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn
Hugiyo sharaftaydiyeey
Hortaa maan hiigsan jirin
Halkuu qayrkay tagoo
Hortaa hadaf maan lahayn
Hortaa maan haysan jirin
Hadeer qiimahaan heloo
Hortaa karti maan lahayn
Hedayduun baa jirtee
Hortaa hebel maan ahayn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn